Home
Notification
Profile
Trending Articles
News
Bookmarked and Liked
Creator Center
Settings
Omarmohamedabdi
--
Follow
#AirdropStepByStep
Just completed a legit airdrop and here's the exact step-by-step process I followed:
Disclaimer: Includes third-party opinions. No financial advice. May include sponsored content.
See T&Cs.
6
0
Explore the latest crypto news
⚡️ Be a part of the latests discussions in crypto
💬 Interact with your favorite creators
👍 Enjoy content that interests you
Email / Phone number
Sign Up
Login
Relevant Creator
Omarmohamedabdi
@Omar1
Follow
Explore More From Creator
#MEMEAct Haddii aad rabto inaad ku biirto doodda #MEMEAct ee Binance Square, waa inaad la timaaddaa aragti xiiso leh oo la xiriirta saameynta ay siyaasadda ama xeerarka cusub ee Mareykanka ku yeelan karaan suuqyada crypto – gaar ahaan meme coins. #MEMEAct Haddii MEME Act la ansixiyo, suuqyada meme coins sida $DOGE, $PEPE, iyo $WIF waxay wajihi karaan xakameyn cusub. Laakiin su’aashu waxay tahay: Ma xadidi doontaa hal-abuurka crypto mise waxay ilaalin doontaa danaha dadka maal-geliyay? Fikirkayga: Regulation waa muhiim, laakiin meme culture waa qayb ka mid ah dhaqanka Web3. Waxaan jeclaan lahaa in la helo dheelitirnaan sax ah.
--
#MEMEAct MEME Act waa sharci cusub oo uu soo jeediyay Senator Chris Murphy oo Mareykanka ah. Ujeedada sharcigan waxay tahay in laga hor istaago Madaxweynaha ama xubnaha Congress-ka inay sameeyaan ama saameyn ku yeeshaan dhaqaalaha iyagoo adeegsanaya hadallo ama ficillo abuura saameyn ballaaran suuqa – gaar ahaan suuqyada meme stocks ama meme coins. Waa maxay "Meme Act" marka si fudud loo dhigo? "Meme" macnaheedu waa cryptocurrencies si weyn looga hadal hayo internet-ka, gaar ahaan baraha bulshada (tusaale: Dogecoin, GameStop, PEPE coin, iwm). "Act" waa sharci. Marka MEME Act waa sharci lagu doonayo in madaxda siyaasadda aysan si ula kac ah ama si aan rasmi ahayn u beddelin qiimaha suuqa iyagoo adeegsanaya hadal ama tweet. Tusaale si fudud: Haddii Madaxweyne ama Senator tweet gareeyo “Dogecoin to the moon” oo ay sababto in qiimaha DOGE kaco — sharciyadan cusub waxay diidi doonaan arrintaas. Ujeedada: In la joojiyo in madaxda sare ay si toos ah ama dadban u saameeyaan maalgelinta dadka (investors) iyagoo adeegsanaya meme culture. In la ilaaliyo suuqa si aysan u noqon mid lagu ciyaaro siyaasad ahaan.

#TradeStories #TradeStories #BTC #GridTrading Waxaan isticmaalay Grid Trading strategy ee BTC/USDT Spot si aan uga faa’iideysto dhaqdhaqaaqa suuqa ee sideways ah. Waxaan dejiyay grid ka bilaabanaya $90,000 ilaa $105,000, waxaana arkay in bot-ku si fiican u qabtay entries & exits iyadoo aanan gacanta wax ku qaban. Inkastoo BTC uu mararka qaar kor iyo hoos u dhaqaaqo si lama filaan ah, Grid Trading wuxuu i siiyay dakhli joogto ah oo passively ah — wax weyn oo lagu faa’iido! Casharkeygu waa: Automation-ka sida Grid Bots wuxuu kaa caawin karaa inaad ka faa’iideysato volatility-ga iyadoo laga ilaalinayo FOMO.
--
#USHouseMarketStructureDraft #USHouseMarketStructureDraft Tallaabo muhiim ah: Qorshaha cusub ee Aqalka Wakiilada Mareykanka wuxuu sheegaya in qaar ka mid ah lacagaha crypto aysan noqon doonin securities. Ma suurtagal baa in tani ay suuqyada crypto ka dhigto kuwo sharci ahaan cad oo kobca? bal aan aragno sida uu u dhaqmo suuqa.
--
Latest News
Bitcoin(BTC) Surpasses 97,000 USDT with a 3.01% Increase in 24 Hours
--
BTCFi's Future: Analyzing Market Misconceptions and Technological Evolution
--
Ethereum's Pectra Upgrade to Enhance Scalability and Security
--
JPMorgan Analysts Predict Limited Rate Cuts by Federal Reserve Amid Rising Inflation
--
CMC Altcoin Season Index Stands at 27, Reflecting a Weakening Altcoin Trend
--
View More
Trending Articles
🚨 XRP Holders – This Is Your WAKE-UP CALL! 🚨
M Hashaam
I've been trading crypto for 8 years, starting with just $30
ResistRogue
BREAKING: President Trump Teases Major Announcement — Markets Respond Swiftly
MoneyMakerDeveil
BUY BUY BUY Come sooon $SOL 1. Entry Zone
Faris Iqbal
Got Less Than $1,000 in Crypto? Read This Before You Trade A
Oswaldo Dillahunt go74
View More
Sitemap
Cookie Preferences
Platform T&Cs